Maamulka Gaalkacyo oo shirkad nadaafadeed u xilsaaray hagaajinta Bilicda Degmada.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdi qani Maxamuud axmed ayaa Shirkad ku wareejiyey nadaafada degmada Galkacyo waxana uu sheegay in ay ka shaqeyn doonaa nadaafadda guud ee Magaalada Gaalkacyo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya