Maamulka Gaalkacyo oo ku baaqay in la caawiyo ganacsato ku hanti beelay dab ka kacay Magaaladaas

0
294

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa ku baaqay in garab istaag loo sameeyo ganacsato Soomaaliyeed oo ku hanti beelay dab dhawaan ka kacay xarumo ganacsi oo ku yaala Magaaladaas.

Masuuliyiin, waxgarad iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ayaa Dhamaan Bulshada iyo Maamulka ku booriyay sidii loo caawin lahaa Dadkii ku hantida beelay Dabkii ka kacay Magaalada Gaalkacyo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya