Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo ku xigeenka maamulka Degmada gaalkacyo Maxamed Cabdi Cilmi ayaa ka qeyb galay Howl gal lugu furayay goobaha Biyo Mareenada ah Ee Magaalada Gaalkacyo kuwaas looga hortagayo Fatahaadaha kadhalan kara xili roobaadka hada lagu jiro oo saamayn wayn ku yeelan kara Magaalada qaybaheeda kala gadisan maamulka ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan furitaanka biyo mareenada Magaalada gudaheeda ah.
Fardowsa Axmed Cabdullaahi.ayaa fah-faahineysa