Maamulka G/Banaadir oo Daawo iyo Dhaqaatiir geeyey Kaamamka Barakacayasha ee Degmada Deyniile

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Boqolaal qoys oo kasoo barakacay daadadka iyo fatahaadaha wabiga Shabelle ayaa deegaansaday kamamka Barakacayaasha ee Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir iyadoo laga duulayo baaqa madaxda dalka heer fadaraal iyo heer Dowlad goboleed ee ahaa gurmad in loo sameeyo dadka dhibaatooyinka ay ka soo gaareen roobabka ayaa Agaasinka caafimaadka Gobolka Banaadir waxaa uu dadkaasi gaarsiiyay Daawooyin iyo dhaqaatiir caafimaad.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya