Maamulka dugsiga Imaamu-shaafici ee gobalka Gedo oo codsaday in imtixaanka shahaadiga ay ku galaan magaaladooda.

0
157

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dugsiga hoose dhexe ee imaam shaafici islamarkana kamid ah iskuulada ugu tayada wanagsan xaga waxbarashada ee ku yaala degmada ceelwaaq ee gobolka gedo ayaa u diyaargaroobay imtixaanka shahaadiga dugsiga dhexe iyo dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024.

Maamulaha dugsiga hoose dhexe sare imaamu shaafici cabdirashida cabdi adan ayaa kawarbixiyay diyaar garowgooda ku aadan imtixaanka soo socda isagoona sheegay in ardayda galaya imtixanaadka shahaadiga degmada ceel waaq ay la kulmaan caqabado badan marka ay u safrayaan degmada beledxaawo oo mudooyiinki dambe ay aadi jireen si ay imtixaanka halkaas ugu galaan taas badalkeena codsaday in imtixaanka shahaadiga ay ku galaan magaaladooda.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya