Maamulka Dugsiga Imaamu shaafi Jowhar oo ka hadlay Saameeynta isticmaalka Taleefanka.

0
114

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulaha Dugsiga Hoose dhexe iyo Sare  Imaamu-shaafi ee Magaaalada Jowhar Cusmaan Maxamed Nuur ayaa ka digay qataraaha baraha bulshada ee laga isticmaalo Taleefanada gacan qaadka ee Ardayda wataan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaya