Maamulka Dugsiga Hoose ee Ibnu Cabbaas ee Afmadoow oo ka hadlay baahiyaha aas aasiga ee ka jira dugsiga

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxbarashadu waa aas aaska Horumarka Aadanaha waana ileyska aqoonta ee Bulshooyinka Horumaray ay ku talaabsadeen.

Dugsiga Hoose Dhexe ee Ibnu Cabaas waxaa uu kamid yahay Iskuulada ku yaala Degmada afmadow waxaana xiligan ka jira baahiyo Dhanka adeega Waxbarashada ah sida ay sheegeen Maamulka Iskuulka.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa fah-faahinaya