Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa bilaabay olole nadaafadeed kaas oo looga golleeyahay in bilicda Magalada dib loosoo celiyo, ololahan waxaa qayb ka ahaa jarista geedka Soomaalidu u taqaan cali-garoobka (Geed-yuhuud) kaas oo dhibaato aad u xun ku hayey dadka iyo deegaanka isla markaasna saameyn ku yeeshay isku socodka gadaadka iyo bulshada Magaalada.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa