Maamulka Dowladda Hoose Ee Degmada Gaalkacyo oo wado furis ka sameeyey xafadaha Magaalada.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dagmada Galkacyo ayaa ka bilaabay Xaafadda Horseed ee Magaalada Gaalkacyo Furista wadooyin muhiim.u ah bulshada iyo isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha taas oo ay fulinayaan Howlwadeenada waaxda Howlaha guud ee Dagmada Gaalkacyo oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha deegaanka Dagmada Gaalkacyo iyo Maamulka Xaafada Horseed ee Gaalkacyo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya