Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo oo shacabka ugu baaqay in ay nadaafada ka shaqeeyaan.

0
164

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha waaxda arimaha bulshada ee Degmada Kismaayo Farxaan Maxamuud Faarax ayaa bulshada ugu baaqay in ay nadaafada ka shaqeeyaan si Deegaanku uu u noqdo mid nadiif ah.Khadar Axmed Salaan