Maamulka Dhuusmareeb oo loogu baaqday inay dhagaystaan Talooyinka Bulshada.

0
64

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha ururka Haweenka Magaalada Dhuusmareeb ee Caasimadda Galmudug Dahabo Aaden Maxamuud ayaa mamulka Caasimada ugu baaqday inay dhagaystaan Talooyinka Bulshada ku wooda muhiim ka ah si Shacabku qayb uga noqdaan Horumarka Magaalada.

Dhanka kale Guddoomiyaha ururka Haweenka Dhuusmareeb ayaa bulshada Caasimadda kula talisay inay sameeyaan dhir beeris si Deegaanku u noqdo mid cagaaraan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa