Maamulka Dhuusamareeb oo wacyi -galin ka sameeyay deegaanka Faragoy

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiye ku xigeenka maamulka caasimadda galmudug Dr Cabdisamad Salaad Aadan ayaa ka sameeyay Degaanka Faragooy oo hoostaga Degmada Dhuusamareeb wacyi gelin la xiriirta jarista dhirta iyo xaalufinta Degaanka Naxwo axmed Kadiye