Maamulka Dhuusamareeb oo sheegay inuu wado qorshe lagu samaynao beer lagu xareeyo xoolaha suuqyada iyo jidadka fadhista.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shariif maxamed geedi oo ah madaxa faya dhawrka iyo bilic soo celinta ee maamulka Degmada dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa sheegay in maamulka uu wado qorshe lagu samaynao beer lagu xareeyo xoolaha suuqyada iyo jidadka fadhista.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa