Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Cabdiraxmaan Cali Maxamad Geedo Qorow oo ka hadaly nadaafada Magaalada Dhuusamareeb iyo bilic soocelinta xaafadaha ayaa sheegay in ay wadaan sidii looga shaqayn lahaa siti balaanka Magaalada la saaray kaas oo furaya wadooyinka xiran iyo cariiriga ka jira intaba.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa