Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb ayaa billaabay qorshe ay ku furayaan marinnada biyaha ee hore u xirmay si loo maareeyo biyaha wadooyinka magaalada fariista xilliga roobka.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa