Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xili ay Roobab xoggan ka da’ayaan inta badan Gobolada Dalka ayaa si lamid ah Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug iyo Nawaaxigeeda waxaa ka da’aya Roobab laxaad leh.
Maamulka Magaalada Dhusamareeb Ee Caasimada Galmudug ayaa ku guuleystay xirida Qaar kamid ah Bixireenada oo ay biyihu soo jabsan jireen.
Guddoomiyaha Magaalada Dhusamareeb Ee Caasimada Galmudug oo ay weheliyaan Xubnaha Gudiga joogtada ah iyo Qaar kamid ah Agaasimayaasha Maamulka ayaa Maanta Kormeer kanalada Biyaha ka gudbiya Magaalada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya