Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Dhoobley Mudane Xassan Cabdi Xaashi ayaa qaabilay wafti ka socday Ciidamada KDF Sector Two ee fadhigodu yahay Degmada Dhoobley kuwaas oo uu hogaaminayey Brigadier Salim Rashid – Commander.
Ujeedka saraakishan dalka kenya kasoo socdaalay ayaa ahaa u kuur galida isdhexgalka bulshada, daris-wanaaga, ka shaqeynta nabadda, xasilloonida bulashada iyo kor u qaadidda ganacsiga xuduudaha.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya