Maamulka Dhahar oo burburin ku sameeyay dhismayaal si sharci darro ah looga hirgeliyay degmadaas

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawlada hoose ee Degmada Dhahar oo ka duulaysa hirgalinta awaamirta dhawaan laga soo saaray shirweynihii ilaalinta Deegaanka iyo duur joogta ee lagu qabtay Magaalada dhahar ayaa burburin ku sameeyay dhismayaal si sharci darro ah looga hirgeliyay degmadaas.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa