Maamulka Degmadda Gaalkacyo oo Amar kasoo saaray Xaalufinta Dhul daaqsimeedka Xoollaha

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada galkacyo oo kaashanaya talisaka booliska Degmadaas ayaa soo saaray amaro laxariira dhul daaqsimeedka kadib markii cabasho uga timid dadka reer miyiga ah ee Degaano Hoostaga Galkacyo Galmudug.

Khadar Axmed Salaan.ayaa Kawaramaya