Maamulka Degmada Xudur Oo dhiiri geliyay Gudiga Ciyaaraha Degmada

0
30

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool ayaa Casho shaaf dhiirogalin ah u sameeyey bahda Ciyaaraha iyo garsoorka degmada Xudur Maxamed Cali Samow