Maamulka Degmada Xudur Oo Bulshada kala qeyb galay Olole Nadaafadeed oo lagu soo celinayo bilcda Degmada.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulsho ka kala socotay shanta xafadood ee ka kooban tahay degmada Xudur ayaa Degmadaasi ka bilaaween sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen bilic soo celinta iyo nadaafadda Degmada Xudur.

Barnaamijkaan nadaafadda ayaa waxaa hor kacaayay gudoomiyaha Degmada Xudur mudane Cumar Cabdulaahi Maxamuud. goobaha ganacsiyada ayaa waxaa la dhigay caagado lagu aruurin doono qashinka taasi oo dowladda hoose ee degmada xudur ugu tala gashey in lageeyo goobaha lagu gubo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah faahinaya