Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan lagu qabtey xaruunta maamulka Degmada xudur ayaa looga hadlay Nabadgelyada Caruurta Bajaajyada ku dhaxwada gudaha Magaaladaasi iyadoo Maamulka Degmada Xudur uu awaamiir ka soo saarey Caruurta Bajaajyada ku dhaxwada Magaalada.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya