Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada xeraale oo ku hawlan nidaaminta wadooyinka Halbowlaha u ah Magaalada iyo samaynta goobo loo diyaariyay in lagu gubo qashinka Magaalada ayaa ku guulestay furitaanka wadada isku xidha xafada hawlwadaag iyo dayax oo laga burburiyay dhismayaal soo galay jidka.
Guddoomiyaha Degmada xeraale faysal Cabdullaahi oo goob joog u ahaa shaqadan ayaa ka warbixiyay shaqada uu maamulku bilaabay.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa