Maamulka Degmada Wanlaweyn Oo olole Nadaafadeed ka sameeyay Wadooyinka Degmadaasi.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Wanlaweyn ee Gobalka Shabeelada Hoose oo hor kacaayay Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada ee degmadaasi, Xubno ka tirsan Booliska iyo gudoomiyaasha qaar ka mid ah xaafadaha ayaa olole nadaafadeed waxay ka sameeyeen qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee degmada wanlaweyn.

Maxamed Cali Samow. ayaa Faah faahinaya