Maamulka Degmada Shingaani oo Bulshada ugu Baaqay in ay qaataan kaarka Aqoonsiga Qaranka.

0
102

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir Marwo Safiya Cusman Maxamed oo ka hadleysa ahmiyada uu leeyahay olalaha hirgalinta aqoonsiga Qaranka ayaa bulshada Degmada Shangaan ugu baaqay in ay sameystan kararka aqoonsiga Muwaadinka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa