Maamulka Degmada Marka Oo Ka Warbixiyay Baahiyaha Ka jira Cisbitaalka Guud.

0
95

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha maamulka gobolka shabeelaha hoose iyo masuuliyiin kale ayaa safar shaqo ku gareen degmada Marko waxaana safarka ku wehelinaayey xubno ka socodey Hay’adda Gargaarka ee WFP, waxaana si weyn u soo dhoweeyey maamulka degmada Marko.

Maamulka Degmada Marka ee Gobolka shabeelada dhexe ayaa Ka Warbixiyay Baahiyaha Ka jira Cisbitaalka Guud ee Degmada marko.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa