Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada Degmada Mahadeey ee Gobalka Shabeellaha Dhexe salaax Xaaji Fulal oo Shir Jiraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay Baahiyaha haaysto Beeralayda Degmadaasi.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in baahiyaha haaysto Beeralayda aay kamid ah yahiin Gadiidka cagaf-cagafta Beeraha lagu fasho iyo agab yada kale ee loo isticmala Beeraha.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa wabixintan ku eegeysa