Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa dib u furtay wado xirnaayd wax ka badan 20 sano taas oo marta Xaafada Guulwade ee Magaalada Kismaayo.
Wadada la furay oo muhiim u ah isku socodka bulshada ayaa la rajaynayaa inay ka mid noqoto wadooyinka laamiga ah ee Degmada Kismaayo.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa