Maamulka Degmada Kismaayo oo ka hadlay halka uu maraayo baalayaashii lagu xirayay Laamiyada cusub.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxey mudooyinki danbe sameeyneysay Horumar dhanka bilicda ah, iyadoo burburki Dowlada Dhexe dalka kadib kismaayo ay yelatay lamiyo cusub kuwaas oo muhiim u ahaa bulshada reer kismaayo waxaana horay ey uu leheed Magaalada hal lami oo kaliya kaas oo ahaa dhaxalki ka haray Dowladi burburtay dayac ad u weeyna u sogaray.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya