Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)Maamulka degmada kismaayo ayaa faariin udiray takaasida magaalada sida sharci darrada ah ugu dhax shaqeysta in ay isa soo diiwaan galiyaan.
Sidoo kale maamulka ayaa sheegay in sadax shirkadood oo kaliya takaasidoda in si sharci ah loo diiwaan galiyey kuwa kalana logu baaqayo in ay isa soo diiwaan galiyaan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya.