Maamulka degmada Kismaayo oo digniin u diray tagaasida taargo la’aanta ah

0
85

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa amaro ka soo saaray  gawaarida tagaasida ah ee uu  muraayadaha u saaranyahay beensalka madow. Khadar Axmed Salaan