Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Maamulka Dowladda Hoose ee dagmada Kismaayo ayaa awaamir ka soo saaray dadka mar walab qashinka ku soo quba meelaha aan munaasabka ahayn ee ka baxasan meelihii loo asteyey in la geeya qashinka.
Maamulka ayaa shegay cidii lugu arko iygoo ku daadinayso qashinka magaalada gudaheed ama meel ka baxsan goobihii loo asasteyey in ay tilaabo sharci ah ay ka qaadi donaan.
Bashiir Maxamed Daahir, ayaa warbixintan inooga diyaariyay.