Maamulka Degmada Kismaayo oo digniin ka soo saaray jarista dhirta.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhirta ayaa muhiim u ah deegaanka, hadii dhirta la jaro ama la gooyo Deegaanka ayaa wuxuu wajahayaa abaaro iyo nabaad guur ba’an oo sameyn weyn ku yeelata bulshada noocyadeeda kala duwan.

Maamulka Degmada Kismaayo ayaa dhir beeris ku sameeyey qaar kamid ah xaafadaha kala duwan ee magaalada gaar ahaan wadooyinka dhex mara magaalada.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya