Maamulka Degmada Kismaayo oo dib u furaya Wadooyin xirnaa.

0
37

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowlada hoose ee degmada Kismaayo ayaa mudooyinkii ugu danbeey waday dadaalo dib loogu furayo wadooyinka muhiimka u ah isu socodka bulshada iyo gaadiidka ku waas oo siyaabo kala duwan u xirmay ka dib burburkii dalka ka dhacay.

Maamulka Degmada kismaayo ayaa ku guulaystay in ay baneeyay ilaa dhowr wado oo mudo dheer xirnaa kuwaas oo intooda badan ay xireen dhismayaal laga dhistay meelihii wadooyinku mari jireen.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya