Maamulka Degmada Kismaayo oo Dhul ku wareejiyay Wasaaradda Deegaanka Jubbaland.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada dowladda Jubbaland oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda iyo Agasimaha maamulka maaliyadda & shaqada & shaqalaha ayaa guddoomiyaha Degmada Kismaayo kala wareegay dhul wayn oo ay Wasaaraddu bulshada ugu adeegi doonto.

Wasaaradda Deegaanka ayaa Maanta Dhulka ay la wareegtay oo dhan 25 Higtar u qorsheysay inay ka dhigto Dhul Cagaaran oo ay ku beerto Dhir kala nooc ah.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya