Maamulka Degmada Kismaayo oo bulshada uga digay in qashin lagu shubo goobaha biyo mareenka

0
90

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ayaa laga hirgiliyay buundooyin biya mareen ah kuwaasi oo loogu talagalay in biyaha fariisan jiray wadooyinka Magaalada ay maraan.

Guddoomiye ku-xigeenka Dagmada Kismaayo ahna Xoghaya Dowladda Hoose Mudane Daahir Xuseen Cabdi ayaa ayaa bulshada reer Kismaayo uga digay iney qashin ku shubaan buundooyinkaas loo sameyay iney biyaha maraan isagoona sheegay in cidi lagu soo qabta ay la kulmi doonta ganaax.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya