Maamulka Degmada oo qabtay Shir looga hadlayey Dhismaha Kismaayada Cusub

0
49

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli mudooyinkii u dambeeyay ay magaalada Kismaayo ka socdeen dhismaha wadooyin laami ah oo qaarkood la dhameeyay qaarna uu wali dhismaha ku socda ayaa maamulka Degmada Kismaayo wuxuu soo saaray awaamiir lagu furi doono wadooyin xirnaa muddo dheer oo haatan la qorsheenayo in laami la saaro.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya