Maamulka Degmada kismaayo oo bilaabay in magaalada ay ka xareeyaan xoolaha ku dayacan magaalada

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada kismaayo ayaa bilaabay in magaalada ay ka xareeyaan xoolaha ku dayacan bartamaha magaalada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixitan ku eegaya