Maamulka Degmada Kismaayo oo bilaabay baneynta qaar kamida wadooyinka Magaaladaasi

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo ayaa Maanta xaafadaha Magaalada ka bilaabay baneeynta Wadooyinka iyo jidadka soo gala xaafadaha qaar ee Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Guddoomiyaha Degmada Kismaayo iyo qaar kamida Guddomiyayaasha xafadaha Magaalada Kismaayo, shaqalaha Wadooyinka ee Dowlada Hoose ayaa maanta baneenayay wadada Ceel-minishiibiya ee xaafada Faanoole oo aheyd wado 12-m xilligii Dowladii Hore ee Maxamed Siyaad Barre iyadoo guryaha qaar ay wadada soo galeen.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa