Maamulka Degmada Kismaayo oo amaro kusoo rogay Bulshada.

0
105

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda hoose ee Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa bulshada ku nool xaafadaha Magaalada ku boorisay inay ilaashadan bilicda jidadka dhawaan la dhisay.

Milkilayasha iska leh maqaayadaha, dadka degan xaafadaha iyo kuwa ku ganacsatada hareeraha jidadka ayaa lagu amray inaysan qashin iyo biyo aysan ku daadin karin jidadkan.

Khadar Axmed Salaan. ayaa kawarramaya