Maamulka Degmada Kismaayo oo amaro cusub soo saaray.

0
60

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada ee Degmada Kismaayo Axmed Afay Cabdi ayaa sheegay in la joojiyey xirashada wax walbo oo wajiga qarinaaya sida indho shareerka, face-mask, koofiyadaha, maadaama aysan jirin qofka wax ku qasbaayo in uu wajiga qarsado.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya