Maamulka Degmada Kismaayo faah-faahin ka bixiyay dhismaha wadooyinka Laamiga wajiga Labaad

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa wali si habsami leh Magaalada kismaayo kaga socdo wajiga labaad ee dhismaha Wadooyinka loogu talagalay iney yeelato magaalada wajigii koowaad ayaa waxaa lagu hirgaliyey ilaa 8 wado oo kala duwan oo dhex mara gudaha magaalada Kismaayo kuwasi oo siween u dabolay bahiyihi wada ee ay qabtay.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya