Maamulka Degmada Jowhar oo ku Baaqay In Loo Gurmado Dadka ay Saameysay Fatahaada.

0
128

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sii kordhaya saameeynta uu geysanayo fatahaada wabiga, iyadoo ay jiraan tuulooyin badan oo laga barakacay sido kale waxaa ay sameeyn xoogan ku yesheen dhamaan dalagyadii la tacbay.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa