Maamulka Degmada Jowhar oo ku baaqay in laga shaqeeyo Nadaafadda Deegaanka.

0
165

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar Xarunta gobolka Shabellada Dhexe waxaa ka socda Olalaha Soo celinta Nadaafada oo ay wadan Mamulka Degmada oo ay kaashanayo Bulshada Xafadaha.

Gudoomiyaha ahna Duqa magalada Jowhar Maxamud Bariise ayaa waxaa uu sheegay in loo bahan yahay in bulshada ay ka shaqeyaaan Nadaafada si deegaanka u noqdo mid Wanagsan.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa