Maamulka Degmada Jowhar oo kahadlay Muhiimada kulanka wadatashiga isdhexgalka Bulshada iyo Booliiska.

0
109

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen Maamulka Degmada Jowhar ayaa  waxaa goob joog ka ahaa qaar ka mid ah Odoyaasha dhaqanka, dhalinyarada, Ururada Naafadda iyo Haweenka kaas oo looga hadlayay sidii Bulshada iyo Booliska isaga kaashan lahaayeen Xasilinta iyo Horumarinta Adeegyada Bulshada ee Demada jowhar.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya