Maamulka degmada Jowhar oo Bulshada ku amray in leelarka lagu xero guryaha hortooda.

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib Xaaladaha ciyaal weerada oo ku soo noqnoqday xaafadaha Magaalada Jowhar, ayaa Maamulka Xaafada hanti wadaag Jowhar ka soo saaray baaq ku aadan dhaqdhaqaaqyada ciyaal weerada ee xaafadaasi ka jira iyo mugdiga xiliga Habeenkii.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya