Maamulka Degmada Jowhar Oo Amaro Kaso Saaray Qashinka Laguso Qubo Hareeraha Laamiyada.

0
35

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo laga duulayo amarka uu bixiyay Guddoomiyaha Degmada Jowhar ahna Duqa Magaalada, Mudane Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey, ayaa la qabtay olole nadaafadeed oo lagu nadiifinayay waddada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo magaalada Jowhar.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa