Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudomiyaha degmada Jalalaqsi Nuur Maxamed Absuge ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah lasoo gaarsiyo dadka ku nool degmadaasi oo uu saameyay fatahaada Wabiga Shabeelle.
Xaafadaha ay biyaha go,domiyeen ayaa waxaa ka mid ah howldaag,wadajir, Horseed iyo xaafadaha kale ee dagamada jalalqsi.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa