Maamulka Degmada Hodan oo dhagax dhigay dhismaha wadada Soonakey.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degamada Hodan Cali Faahle ayaa Dhagax dhigay dhismaha 10 wado oo laha hirgalinaayo Soonkey.

Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Degamada Hodan , Mas’uuliyiin ka socday Gobalka Banaadir iyo bulshada ku nool Degmada.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya