Maamulka Degmada Guriceel oo bilaabay Olole kor loogu qaadayo Bilicda Magaalada.

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawlada Hoose ee Degmada Guriceel ayaa maanta samaysay Olole nadaafadeed sare loogu qadayo bilicda iyo faya dhawrka bulshada.

Qaar kamida gudi xaafadeedka Degmada iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa qayb ka ah ololaha iyagoona ku baaqay in sare loo qaado nadaafada iyo bilicda Degmada Guriceel ee Gobolka galgaduud.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa